xaaqin
(m.l) (-nno, m.dh)

Mafiiq, minfiiq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaaqin

xaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Meel wasakh ka nadiifin. 2. Nafley baabi'in.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg