xaarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xaar².
xaarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg xaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaarid ↴
bislee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Cunto bisayl ka dhigid. 2. Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.
gogolxaarid [m.f.dh]
eeg gogolxaar.
har [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Digo iwm meel ka xaarid. 2. (f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho. 3. (f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.
xaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax xaaqid.
xaar [m.l] (-rar, m.l)
Saxaro.
xaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Xaar dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg