xaaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

1. Meel qashin ka nadiifsasho. 2. Wax meel yaal wada qaada-sho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaaro

xaarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaaro.

xaarxaaro [m.dh]
Canaan foolxun.

goobxaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-raday, -ratay)
U g.: hawl wax ka qabashadeed isu diyaarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg