xaarwalwaal
(m.l) (-llo, m.dh)Doorshaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaarwalwaal ↴
doorshaan [m.l]
Cayayaan wasakh ku nool ah oo leh qolof adag, baalal iyo lix lugood; xaarwalwaal.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg