xaasidnimo
(m.dh)

Xaasid ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaasidnimo

nadiif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan khayaamo, xaasidnimo iwm lahayn.

naxli [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Xumaan xaasidnimo ku jirto. 2. ld laxni. 3. Dheecaanka ka soo baxa nabar buka.

quuriwaa [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-aayay, -aayday; -aayi)
1. (f.g) Wax bixintooda niyadda ka soo goyn waayid. 2. (f.mg) U q.: Xaasidnimo awgeed qof wax fiican oo ay haysato la nacbeysasho.

xin [m.l]
1. Colaad yar oo masayr iyo xaasidnimo leh oo dad qaraaba ahi isu qabaan. 2. (-man, m.l) Biyafariisin yaroo xareed ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg