xabaalo
(m.l)

1. Qubuuro. 2. eeg xabaal².

xabaalo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-aashay, -aalatay)

Wax dhulka ku aasasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabaalo

xabaalasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabaalo².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg