xabeebin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xabeebi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabeebin

xabeeb [m.dh]
(daaw.) Codka dadka oo qeex-naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed.

xabeeb [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Cod, xabeeb yeelasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg