xabeebsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax xabeeb yeeshay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabeebsan

xabeebsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabeebsan. ld xabeebsanaansho.

xabeebsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xabeebsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg