xabiib
(m.l) (-bbo, m.dh)

Qof gacal ah ama saaxiib lillaahi ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabiib

quruurux-bataax [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
(jool.) Dhadhaab-lakabeed habe ah oo ka kooban xabiib bataax ah oo ay isu hayaan waxyaalo ay ka mid yihiin nuurad (calcium carbonate) ama suubaan (silca).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg