xabkayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Xabag gurasho. 2. Meelo kala duwan ka qaraabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabkayso

xabkaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabkayso. ld xabkay-sad, xabkaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg