xadaarad
(m.dh) (-do, m.l)

Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad-daarad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadaarad

xaddaarad [m.dh] (-do, m.l)
ld xadaarad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg