xadaf
(m.l)

(nax.) Goyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.

xadaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dfay, -daftay; -dfi)

Xaraf ama erey ka tegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadaf

xadfid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xadaf².

xad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.

xad [m.l] (-dad, m.l)
1. Xudduud; soohdin. 2. ld xaj.

xad [m.l] (-dad, m.l)
(taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.

xad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, dday)
1. Wax is-hortaagid. 2. Wax dhibid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg