xadato
(m.dh)

Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadato

xadatee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.

xananto [m.dh]
ld xadato.

xanato [m.dh]
ld xadato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg