xadaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax xad loo yeelay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadaysan

cuf-hawo [m.dh] (-faf-hawo, m.l)
(c.cimi.) Hawo isku dabeecad ah oo ku gadaaman dhul door ah lana xadaysan mid kale oo ka duwan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg