xaddi-roobaad
(m.l) (-iyo ..., m.l)

(juqr.) Wadarta inta roob ah ee la dhigay meel waqti lagu siiyay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaddi-roobaad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg