xaddid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Xad u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaddid

xaddidan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax xad loo yeelay ahaansho.

xaddidhaaf [m.l]
Wax qiyaastii laga rabay dhaa-fay.

xaddidhaafsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax qiyaastii laga rabay dhaafsiin.

xaddidhaafsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaddidhaafsii.

xaddidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaddid.

xaddiditaanka PH [m.l]
(xis.) Logaridamka sal 10 ee rogaalka ribnaanta ayoonnada hayda-rojiinta ku jirta milan.

xaddidnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaddidan. ld xaddid-naansho.

xaddidnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xaddidnaan.

antarasayt [m.l] (-yo, m.dh)
(jool.) Dhuxul-dhagaxeed adag oo madow oo dhalaala oo ah dhuxusha ugu heerka sarraysa oo ay ku jiraan qiyaasta ugu yar ee biyo iyo maatarka aan xasilloonayn, iyo heerka xaddidan ee u sarreeya ee urkaarboonka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg