xaddidhaafsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Wax qiyaastii laga rabay dhaafsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaddidhaafsii

xaddidhaafsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaddidhaafsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg