xaddidid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xaddid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaddidid

qarrir [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Wax qiimahooda, wakhtigooda, tiradooda iwm xaddidid. 2. (f.mg) ld qarrer. Dhul, dhar iwm dillaacid.

xaddid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Xad u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg