xaddiid
(m.dh) (-dyo, m.dh)

Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka oo ku jira macdanno badan, gaar ahaan ogsaydhada (hamatayt iyo magnitayt) iyo kaarbooney-tyada; bir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaddiid

xaddi [m.l]
Awood; xoog.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg