xaddiis
(m.l)

(axaadiis/-syo, m.dh) (dii.) Falalkii ama hadalladii Rasuulka (n.k.h.a.) laga guuriyey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaddiis

xaddiisqudsi [m.l] (-iyo, m.dh)
(dii.) War Rasuulka (n.k.h.a.) loo waxyooday oo aan Quraanka ka mid ahayn.

axaaddiis [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg xaddiis.

qiyaas [m.l]
(dii.) Qayb ka mid ah tiirarka sharciga Islaamka oo la adeegsado marka arrin la xukumayo laga waayo quraanka, xaddiiska iyo ijmaaca.

xaddi [m.l]
Awood; xoog.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg