xadeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax xad loo yeelay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadeysan

xadeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xadeysan. ld xadeys-naansho.

bannaan [m.l]
1. Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban. 2. Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.

bannee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
1. Wax meel sida waddo, irrid iwm ku gudban ka wareejin. 2. Meel xadeysan wax ku jira ka saarid. 3. Meel geedo ku yaalin bannaan ka dhigid. 4. Wax samayntooda oggolaan (sharci).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg