xadfan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Ku x.: wax la xad-fay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadfan

xadfanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xadfan. ld xadfanaansho.

xadfanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xadfanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg