xadgudbid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xadgudub². ld xadgu-dub¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadgudbid

xadgudub [m.l]
ld xadgudbid.

talaxtag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay; -tegi)
Ku t.: wax aad ugu xadgudbid.

tiigo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. Cid socod ku fogaansho. 2. Ku t.: cid aad ugu xadgudbid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg