xadgudub
(m.l)ld xadgudbid.
xadgudub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-dbay, -dubtay; -dbi)Ku x.: cid wax aan ku habboonayn ku samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xadgudub ↴
xadgudbid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xadgudub². ld xadgu-dub¹.
abyood [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku a.: ficil isla weyni iyo xadgudub leh cid kula kicid; gardarreysi qof.
dulmi [m.l]
Fal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay. ld dulan¹, dulin (2), dulun¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg