xafidan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

Wax la xafiday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xafidan

xafidnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xafidan. ld xafidnaansho.

xafid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax dayac ka ilaalin. 2. Cashar, Quraan iwm kor ka bara-sho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg