xafidid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xafid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xafidid

astur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaalid.

hay [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yay, -ysay)
1. (f.g) Wax xafidid. 2. (f.mg) La h.: wax kahelid. 3. (f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.

tilmaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Wax tilmaan u yeelasho. 2. Meel ama wax tilmaantooda xafidid. 3. Meel tilmaanteeda qaadasho.

xafid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax dayac ka ilaalin. 2. Cashar, Quraan iwm kor ka bara-sho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg