xagaafe
(m.l) (-fayaal, m.l/dh)Degaxaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaafe ↴
xagaafayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaafee.
xagaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
Neef xagaafo shilin, ragaad kaga gurid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg