xagaafi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Si cagajiid ah u socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaafi ↴
xagaafid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaaf³.
xagaafin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaafi. ld xagaafis.
xagaafis [m.l]
ld xagaafin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg