xagaafo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Bir xalleefsan, godan oo xoolaha shilinta, ragaadka iwm looga guro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaafo

xagaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
Neef xagaafo shilin, ragaad kaga gurid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg