xagaggeli
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U x.: labo qof oo isku dhinac ah, keli ula legdamid; midba xag u deyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaggeli

xagaggelin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaggeli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg