xagaldaac
(m.l)

ld xagaldaacid.

xagaldaac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Baari ama culays ka batay darti, lugtu la laabmid, la daacid, la kufid. ld xagalkaddaac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagaldaac

xagaldaacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaldaac². ld xagaldaac¹, xagaldaaco, xagalkaddaacid.

xagaldaaco [m.dh]
ld xagaldaacid.

xagalkaddaacid [m.dh]
ld xagaldaacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg