xagalkaddaac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cady)ld xagal-daac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagalkaddaac ↴
xagaldaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Baari ama culays ka batay darti, lugtu la laabmid, la daacid, la kufid. ld xagalkaddaac.
xagaldaacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaldaac². ld xagaldaac¹, xagaldaaco, xagalkaddaacid.
xagalkaddaacid [m.dh]
ld xagaldaacid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg