xagan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay)

Wax la xagtay noqosho.

xagan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax la xagtay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagan

xagmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagan¹.

xagnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagan². ld xagnaansho.

xag [m.l]
Dhan; jaho; dhinac; gees.

xag [m.dh]
Candhada xoolaha horaad iyo danbeed isku dhinac ah.

xag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Ciddiyaha, ilkaha iwm cid wax ku yeelid (xagasho). ld xago.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg