xagatin
(m.dh) (-imo, m.l)

Ciddi xoog wax loogu jiiday ama wax kale oo la mid ah, raadka ama nabarka ay reebaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagatin

xangaruufo [m.dh]
Ciddiyaha oo wax lagu nabro, lagu xagto; xagatin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg