xagato
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Dhirxagato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagato

dhirxagato [m.dh]
Nafleyda inteeda cunta dubka sare ee geedaha.

xeyraxagato [m.dh] (-ooyin, m.l)
Xasharaad yaryar oo hargaha iwm. dufanka ka cuna.

xunguruf [m.dh]
1. Bahal ka mid ah bahalaha sheekooyinka lagu tebiyo hase yeeshee ayan cidi weli arag oo leh ciddiyo dhaadheer oo ay wejiga kaga xagato dadka. 2. Dafo. 3. Cadaa-wadnimo yar oo dad ka dhexeysa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg