xagayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Xag ka maalid ( xoolo irmaan). xagge s. Meel fog ku sugan; xaggeeya. Tus. “Waxaa laga helaa jidka xagge”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagayso

xagaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagayso. ld xagaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg