xagid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xag³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagid

xagxagid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagxag².

xag [m.l]
Dhan; jaho; dhinac; gees.

xag [m.dh]
Candhada xoolaha horaad iyo danbeed isku dhinac ah.

xag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Ciddiyaha, ilkaha iwm cid wax ku yeelid (xagasho). ld xago.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg