xagjir
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-rro, m.dh)

1. Neef irmaan oo aan gayax (sidig) ahayn (geel ama lo'). 2. X. ah: fallaar keligeed la gano oo aan laake ahayn. 3. X. ah: qof aan dhexdhexaad ahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagjir

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg