xaglo-istoosiya
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

(xis.) Lammaane xaglo ah oo wadartoodu tahay xarriq toosan (180° ama P gacansin).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaglo-istoosiya

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg