xaglo-talantaali
(m.l) (-llo ..., m.dh)

(xis.) Lammaane xaglo isle'eg oo ay sammeeyaan laba xarriiqood oo barbarro ah iyo xarriq kale oo goysa labadooda oo lagu magacaabo gudbane.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaglo-talantaali

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg