xagmaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

Xag ka maalid, siiba dhanka bidix (xoolo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagmaal

xagmaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagmaal.

xagmar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Xagmaalid. 2. Qayb candhada xoolaha mayrax ku marid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg