xagxag
(m.l)

1. Nabarro yaryar oo aan qotodheereyn oo ku yaal wax dushooda sare. 2. Cunto la kariyay inta weelka dhinacyadiisa ku dhegta.

xagxag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Nabarro yaryar oo aan qoto dheereyn wax dushooda sare gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagxag

xagxagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagxago.

xagxagid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagxag².

xagxago [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha uga goosasho. 2. Cid haruufid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg