xagxago
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)

1. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha uga goosasho. 2. Cid haruufid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xagxago

xagxagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagxago.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg