xaji
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Xaj gudasho.

xaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax xoog u qabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaji

caabbi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
1. Adakayn, xajin. 2. Iska c.: iska celin. adakayn, xajin

ibalaroor [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Geed-nagaar xajiinka u eg oo xooluhu aad u daaqaan, kuna dararaan markiiba. ld iballaroor. iballaroor

xaajiyad [m.dh] (-do, m.l)
(dii.) Haaweenay xajinayso ama xajisay.

xajiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.

xajiimeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xajiimee.

xajiimeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax xajiin la mariyey ahaansho.

xajiimeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xajiimeysan. ld xajii-meysnaansho.

xajiimeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xajiimeysnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg