xajiimee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -meysay)

Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xajiimee

xajiimeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xajiimee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg