xajiimeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax xajiin la mariyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xajiimeysan

xajiimeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xajiimeysan. ld xajii-meysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg