xajiimo
(m.dh)

ld xajiin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xajiimo

xajiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.

xajiimoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Xajiin da-reemid.

xajiimood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg xajiimoo.

xajiin [m.dh]
Cuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo kala gaar ah laga qaado (sida: dhirta qaarkeed, habaaska, cunnada, iwm); cadanyo; caaro. ld xajiimo.

jajab [m.l]
1. Xanuun murqaha ku dhaca. 2. Dhacaan cayayaanka qaarkood ka yimaada oo markuu jirka gaaro lagu xajiimoodo. 3. Wax burburay gobol ka mid ah. 4. Dildillaac ku dhaca oogada siiba bishimaha iyo cagaha oo qabowga badani keeno. 5. Lacagta inteeda aan xaashida ahayn. 6. Dahab aan saafi ahayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg