xajiimoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Xajiin da-reemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xajiimoo

xajiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.

xajiimood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg xajiimoo.

jajab [m.l]
1. Xanuun murqaha ku dhaca. 2. Dhacaan cayayaanka qaarkood ka yimaada oo markuu jirka gaaro lagu xajiimoodo. 3. Wax burburay gobol ka mid ah. 4. Dildillaac ku dhaca oogada siiba bishimaha iyo cagaha oo qabowga badani keeno. 5. Lacagta inteeda aan xaashida ahayn. 6. Dahab aan saafi ahayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg