xakaar
(m.l)

Dhibaato; kadeed.

xakaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Shiddo la kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xakaar

xakaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xakaar².

qariib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
U q.: wax helitankooda dhibaato iyo xakaar u marid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg