xakame
(m.l) (-mayaal, m.l/dh)

Bir iyo suuman isku xiran oo faraska afka iyo madaxa loo geliyo oo lagu qabto laguna duwduwo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xakame

jaar [m.l] (-rar, m.l)
1. Dad guryo isu dhaw deggan. 2. ld yaar 1. Xakame yar oo fardaha afka looga xiro. 3. Haruub; bire.

xakamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xakamee.

xakamaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la xakameeyey ahaansho.

xakamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Xakame gelin (faras).

heense [m.l] (-sayaal, m.l/dh)
Inta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).

suuncalye [m.l]
Suun gammaanka lagu dacayo marka xakame la waayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg